Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland guud ahaan waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad ee asoo wareegtay aas aaska Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya ee JWXO.

Waxaa lagu soo bandhigi doonaa barnaamijyo  aad u xiiso badan oo ay soo bandih´gi doonaan dhilnta OYSU & Kooxda Fanka ee hamoogaanin.

Faah Faahinta Xafladan iyo wixii macluumaad ah ee kusaabsan goobta iyo wakhtiga xaflada laqabanayo waxaad ka heli kartaan xayaysiiskan hoose ee yaan lamoogaanin.

Jaaliyada Ogadenya ee Finland

Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO

Taariikhda:29-08-2015

Goobta:Pelimannintie 15

Waqtiga: 13:00 – 18:00 PM

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay