Shacabwaynaha Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Magaalada Manchester ee wadanka Boqortooyada Ingiriiska waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Manchester ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad ee asoo wareegtay aas aaska Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya ee JWXO.

Faah Faahinta Xafladan iyo wixii macluumaad ah ee kusaabsan goobta, taariihda iyo wakhtiga xaflada laqabanayo waxaad ka heli kartaan xayaysiiskan hoose ee akhris wanaagsan.

Manchester1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay