Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee dhawaan lagu qabtay dalka Norway waxaa  barbar socday bandhig faneed aad u qiimao badan ooy wacdare ka muujiyee kooxaha fanka ee Somalida Ogadenya kuwaasoo uu hormuud u ahaa Boqorka Dhaanta Mudane Maxamuud Jaangoo.

Hadaba Waxaad hoos kadaawataan dhaanta aad uxiisa badan oo lagu soo bandhigay badhtamaha caasimada wadanka Norway ee Oslo. Daawasho Wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay