Waxaa magaalo madaxda wadanka Denmark ee Copenhagen lagu qabtay kulan balaadhan ooy soo qaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenya. Kulankan oo ahaa mid ahmiyad gaar ah xambaarsan ayaa lagu soo bandhigay arimo badan oo lagu dardar galinayo horumarinta iyo xoojinta guud ahaan hawlaha Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark kudhaqan.

Kulankan ooy kasoo qaybgaleen xubnaha , maamulka & hay’adaha kala duwan ee Jaaliyada S.Ogadenya ay ka kooban tahay sida OYSU iyo UHO. Masuuliin kamid ah hogaanka Sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ayaa siwanaagsan uga qaybqaatay munaasabadan. Shirkan oo kamid ahaa kulamadii caadiga ahaa ee Jaaliyada ayaa kusoo beegmay xili ay Jaaliyadu kuhawlan tahay hirgalinta qaar kamid ah ajendeyaal horay ugu qorshaysnaa hirgalintoodu.

Kulankan ayaa kusoo dhamaaday jawi aad u wanaagsan oo farxad leh.

 

ONA

Denm

 

Dkk (2)

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay