Waxaa munaasabad kasta oo hay’adaha kala duwan ee Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya ay yeeshaan lagu soo bandhigaa heesta calanka ee Somalida Ogadenya. Midhaha & Murtida ay heestan ama tixdan xambaarsan tahay ayaa ah mid aad u mugwayn.

Hadaan tusaale ahaan usoo qaadano waxaa kamid ah jumladan oo shacabka Somalida Ogadenya ay ka dhur sugayaan ineey maalin maalmaha kamid ah u rumoobi doonto haduu ilaahay yiraahdo ” Cirka Sare Ka Walacleey”.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay