Shacabka Somalida Ogadenya ayaa caan ku ah suugaanta asalka u ah dhaqanka Somaliyeed sida dhaantada iyo gabayga. Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenyaa ayaa intii halganku socday waxay suugaan halgameedka u adeegsadaan Abaabulka & Baraarujinta shacabka.

Waxaa kamid ah Abwaanada CWXO ee aadka loojecel yahay suugaan halgameedkoodu Allaha unaxariistii Naftii Hure Iimaan Cubayd oo ushihiiday jihaadka muqadaska ah ee shacbiga Ogadenya uu masiirkiisa ku raadinayo

Hadaba Dhagaysi Wacan Gabaygii lamagac baxay *Giblan* ee N.hure Iimaan Cubayd.

      1. Gabaygii Naftiihure Iimaan Cubayd
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay