Abwaanka weyn ee ree Ogadenya  Cabdi Faacuul ayaa mar uu shirweyne kaga qayb galayay Dalka Norway daboolka ka qaaday kuna dhiiraday xaiiqooyin dhab ah oo inta badan la ogyahay balse ku dhiirashadoodu adag tahay.

Abwaan ayaa shirweynaha ka sheegay in cida kaliya ee maanta u babac dhigi karta gumaysiga madoow ee Abasiniya beenin kartana damaciisa waalan ee uu ku doonayo inuu ku liqo Jamhuuriyadii Soomaaliya ay tahay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya(ONLF) iyo shacabkeeda oo isku duuban.

Cabdi Faacuul ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa: Itoobiya anagaa maya..maya..maya dhahayna Somali baan nahay Itoobiyana hamigeeda waalan kama yeelayno waana ka xoraynaynaa Ogadenya,jamhuuriyada Somaliyana waan ka difaacaynaa.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay