Daawadayaal waxaan halkan iidinku soo gudbinaynaa qofkii ugu horeeyey ee loo diro Ogadenya si uu shaqo uga soo qabto isagoo ONLF ah,ahaana aas-aasihii iyo xereeyihiin ciidankii iyo xeradii ciidanka ee Gari,goan.

N/Hurahan oo aad Video ka daawan doontaan isagoo taariikhdaas iyo kuwo kalaba ka warama ayaa shacabka Ogadenya gude iyo dibadba kula dardaarmay inay ilaahay isku xidhaan kaashadaana Samir iyo adkaysi.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay