Wararka naga soogaadhaya Gobolka Qoraxay ee dhulka ogadenia ayaa
sheegaya xasuuq ay ciidanka wayaanuhu kagaysteen tuulada Mareeraale oo
magaalada Qabridahare u dhaw. Warkan oo ay nasoo gaadhsiisay xarunta
Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa faahfaahin kabixinaya
dad lagu laayay Mareeraale qaarna dhaawacyo halis ah loogaystay
waxayna u dhaceen sidan

30/8/15 Tuulada Mareeraale oo Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka
Qoraxay katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kulaayeen qaarna
kudhaawaceen dadka kala ah.
1 bashiir cabdi axmad taray
2 nuur muxumad axmad taray
3 maxamuud axmad taray
4 ina cumar axmad taray
waxaa isna dhaawac aad utaran loogaystay ninka lagu magacaabo axmad
gaboobe mxumad gamaadiid
waxaa dadkan laayay nin Hawaarin ah oo lagumagacaabo xassan ismaaciil
dari (xassan dheere)

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay