Waxaa  shalay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka  Kenya Lagu qabtay Shirkii bilaha  Faraca Faafan ee Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Kenya, waxaana  ka soo qayb galay inta badan Xubnaha ayka kooban tahay Jaaliyadda Ogadenia Gaar ahaan faraca Fafan Xaruntiisu tahay  Magaalada Nairobi.

Shirkan oo ahaa Shirkii  Bilaha ahaa ee Faraca Faafan   waxaa sidoo kale kasoo qayb galay Masuuliyiin kamid ah Golaha Dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya Iyo Maamulka Heer Qaaradeed ee Jaaliyaadka Ogaadeenya sida Iskuduwaha Jaaliyaadka Bariga Africa Muxumed Ibraahim (Qonbor) Iyo Masuuliyiin Xafiiskiisa ka tirsan,Waxaa kale oo Shirkani Marti sharaf ku ahaa Gudoomiyaha Jaaliyadda Ogaadeenya ee Magaalada Sendiego  California ee Dalka Maraykanka Mudane Ibrahim oo Isagu Mudooyinkan Safar ku joogay Dalka Kenya.

Waxaa shirka lagu soo bandhigay Warbixino kala duwan oo meelo badan taabanayay ku waas oo ay Maamulka Jaaliyaddu usoo bandhigeen Xubnaha Iyo Masuuliyiinta Shirka ka soo qayb gashay.Dhanka kale waxaa Afkaartooda si fiican shirkan  ugu cabiray Xubnaha Faraca Faafan sida Hooyooyinka Dhalinyarada rag Iyo dumarba Iyo waliba Masuuliyiintii Shirka ka soo qayb gashay, Shirkaasi ayaa Saacado kadib ku Soo dhamaaday Guul iyo  Jawi Farxadeed.

 DSC08990

DSC08993 DSC08994

DSC08998 DSC09002

DSC09003 DSC09014

DSC09022 DSC09023

DSC09025 DSC09027

DSC09039 DSC09041

DSC09057 DSC09059

DSC09066 DSC09067

DSC09068 DSC09073

DSC09074 DSC09076

DSC09081 DSC09082

DSC09084 DSC09088

DSC09092 DSC09099

DSC09102 DSC09103

DSC09105 DSC09106

DSC09108 DSC09109

DSC09120 DSC09124

DSC09129 DSC09134

DSC09137

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay