Shirkii Mm

Minneapolis, September 5, 2015 -Waxaa manta oo Sabti ah lagu qabtay Xafiska Jaaliyada Ogadenya ee gobolka Minnesota Shirkii bilaha ahaa ee Jaliyada Ogadenya. Shirkan oo ahaa mid sifican looso agasimay ayaa waxaa ka soo aqaybgalay xubnaha Jaaliyada iyo xubnaha ururka dhalinyarada iyo ardayda Somalida Ogadenya (OYSU).

Shirkii Bilaha Aha MN (7)

Sidii cadada ahan jirtay waxaa ayado qur an ah iyo kalimo wacdiah ku furay shirka hoganka arimaha diinta ee Jaliyada Ogadenya ee Minnesota, Mudane Xasan Nuur.

Shirkii Bilaha Aha MN (6)

Ayadaha quranka ah kadib waxaa warbinta Jaliyada soo jeediyay Gudomiyaha jaliyada Ogadenya Mudane Abdifatah. Khudbada Gudomiyaha Jaliyada Minnesota yaa ahayd mid dhinacya badan tabanaysa oo rutii aad u hufnayd.

Shirkii Bilaha Aha MN (5)

Waxaa kale oo madasha isna khudbad dhaxal gal ah ka soo Jeediayay hoganka qorhaynta iyo cilmibadhista ee JWXO.

Shirkii Bilaha Aha MN (4)

Dhanka kale waxaa isna sojediya khudbad ruxday qalbiga xubnihii ka soo qaybgalay shirka Gudomiye Kuxigenka Jaliyada ahana hoganka Ababulka iyo arimaha Bulshada Mudane Bashir.

Shirkii Bilaha Aha MN (2)

Hoganka Dhaqalaha jaliyada Mudane Mowlid ayaa isna waxaa uu soo bandhigay, qorshayasha dhaqale iyo habkii lagu howlgalilaaha arimaha gurmadka.

Shirkii Bilaha Aha MN (1)

Shirkii bilaha ahaa ee Jaliyad Ogadenya ayaa si habsami ah kusoo dhamaday.

Shirkii Bilaha Aha MN (3)

ONA,

Minnesota.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay