Jaaliyada Ogadenya ee London ayaa wacdaro ka dhigtay xuskii sanadguurada 31aad ee aas-aaska JWXO oo ay shalay ku qabatay hall ka weyn ee Jaaliyadu ku leedahay magaalada London.

Xafladan oo aan loo kala hadhin ,masuuliyiin,fanaaniin,Abwaaniin hooyooyin Dhalinyaro  ayaa lagu soo bandhigay cududa tiro mida taageero iyo tan faneed ee ay Jaaliyada London la barbar taagan tahay halganka lagu xoreynayo Ogadenya.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay