Waxaa shalay  magaalada Darmstad ee dalka Jarmalka  lagu qabtay xaflad aad u qurux badan oo lagu xusayay sanadguuradii 31aad ee kasoo wareegtay aas-aaska JWXO.

Xafladan oo ay kasoo qayb galeen fanaaniin caan ka ah gayiga Somaliyed oo u dhalatay Ogadenya sida Al Fanaan Cabdi Baadil ayay kusoo bandhigeeen heeso wadani ah(Heestii Dhamoow Calankaygiyoow) iyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ee ay Ogadenya caanka ku tahay.

HALKAN KA DAAWO

IMG-20150906-WA0000 IMG-20150906-WA0002 IMG-20150906-WA0004 IMG-20150906-WA0005

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay