Magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa lagu qabtay xaflad siwanaagsan loosoo agaasimay. Xafladan oo lagu xusayay sanadguuradii 31aad ee kkasoo wareegtay aas aaska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa waxaa kasoo qaybgalay dad wayne tiro badan oo iskugu jira qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliyeed ee kudhaqan guud ahaan Gobolka Albert ee dalka Canada gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya.

Waxaa munaasabadan kaqaybgalay Afhayeenka JWXO Mudane Cabdiqaadir Xasan Hirmooge (Cadaani). Waxaan faah faahinta Munaasabadan idiinku soo gudbin doonaa wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo. Waxaad hoos ka daawataan muuqaalo hordhac ah oo kusaabsan xaflada sanadguurada JWXO.

ONA

Ugaas

IMG_3723

IMG_3713

IMG_3728

IMG_3722

IMG_3718

IMG_3717

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay