Waraysi hordhac ah oo uu wariye Cabdixaafid  la yeeshay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya DR.Cabdisalaam Hadliye Cumar ayuu ku weydiiyey suaalo xaiiqda dhabta ah taabanaya inta badana laga warwareego,Wariye Cabdixaafid ayaa wasiirka weydiiyey sababta loo waayey masuul Soomaaliyeed oo runta ka sheega haysashada Itoobiya ee ay dhulka Jamhuuriyada siday doonto ka yeelayso jawaabtii suaashaas iyo kuwo kalaba iyagoo faahfaahsan waxaad kaga bogan doontaan waraysiga wariye Cabdixaafid ee soo socda balse hada nala daawada hordhaca waraysiga oo la kululeeyey wasiirka.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay