Daawo:Dood xiiso badan oo Ilays Tv kasoo diyaariyey sida TPLF saaxada looga saaray
Barnaamij aad uxiiso badan oo ONA hordhaciisii lasoo galayay ayaa lagu falanqeeyey isbadalka ka muuqda xukuumada gumaysiga Itoobiya iyo sida loogu dhameeyey xisbigii 20 sano in kabadan ku amar taaglaynayay Itoobiya ee TPLF.
HALKAN KA DAAWO DOODA XIISAHA LEH
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.