Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya weerar dhaba gal ah ooy Naftood hurayaasha qalabka sida ee utaagan xoraynta ogadenia ku qaadeen ciidanka daalan ee gumaysigu soo khalday ee doolka iyo dulmiga ku jooga ciida xalaasha ah ee Ogadenia. Warkan ayaan kahelay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia.

Waxaa markay taariihdu ahayd 12/9/2015 meesha lagu magacaabo Qaydarkabada oo Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay katirsan jid gooyo ay xaqlayaasha CWXO ka xidheen ayeey kudileen 5 kamid ah askarta wayaanaha 7 kalana way kaga dhaawaceen.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay