Waxaa in dhawaala ahba socdaal shaqo kujoogay dalka Canada Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya JWXO ahna Gudoomiyaha Abaabulka & Arimaha Jaaliyaadka (HAAJ) Mudane Cadaani Hirmooge. Bahda Warfaafinta JWXO ee ONA xaruntiisa dalka Canada ayaa waraysi xiisa badan oo meelo badan taabanaya la yeelatay Mudane Cadaani ee daawasho wacan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay