Xafladii Sanad Guurada JWXO ee lagu qabtay London, Waxaa kasoo qeyb galay Mucaaradka Ethiopia sida Jabhada Oromada, Gambella, Benshangul, Sidamada iyo Jaaliyada Somaliyeed ee UK.

Waxaa lagu soo bandhigay Heeso Cusub oo wadani ah. Kor ka daawo Barnaamijkaas. Waxaad kala socotaan Qeybo Goos goos ah oo dheeraad ah Ilays TV iyo Bogga ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay