Wararka ka imanaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dil aad u fool xun oo ciidanka bahalka ah ee gumaysigu u gaysteen muwaadin u dhashay wadanka ogadenia oon waxba galabsanin.
Warkan ayaa waxaa noo xaqiijiyay Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeya JWXO.
Maalinimadii Jumcaha ahayd ooy taariikhdu ku beegnayd 18/9/2015 Iskudhoonlay oo Qabridahare katirsan waxay ciidanka cadawgu si waxshinimo leh ugu dileen nin shacab ah oo  lagu magacaabi jiray allaha unaxariistee Nuur Iraad Axmad.
Sidoo kale 15/9/2015 Ceel-xaar oo Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay katirsan waxay ciidanka wayaanuhu ku xidh xidheen dadka kala ah
1) Muxumad Aw-Maxamad Cabdi
2) Inshaar Sheekh Cilmi
3) Shaafi Maxamuud.

 

ONA/Ogadeya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay