Wararka naga soogaadhaya dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya xidhay baahsan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan dagmada Birqod. Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadeya ee ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeya ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan oo shacabka loo gaystay.

Waxaa markay taariikhdu ahayd 13/9/2015 Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayeey ciidanka cadawgu ku xidh
xidheen dadka kala ah.
1 mukhtaar sayid cabdulaahi oo oday da ah
2 foos maxamuud ow muxumad
3 rumaan xukun maxamad
4 xabsa cabdi faarax.

 

ONA/Ogadenya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay