Idaacada VOA laanteeda afka soomaaliga ayaa waraysi la yeelatay Gudoomiyaha hogaanka arimaha dibada ee ONLF Mudane :Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi(Maadee).

Waraysigan oo meelo badan taabanaya ayay VOA la yeelatay mudane Cabdiraxmaan Maadeey xalayto wuxuuna kaga hadlayaa waxyaabo badan oo ay kamid tahay saraakiishii ONLF ee ay dileen kooxda Alshabaab iyo siyaasada guud ee ururka ONLF iyo mida geeska Africaba.

HALKAN KA DHAGAYSO

      1. Halkan ka dhagayso
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay