Waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa wiil Soomaaliyeed oo wadani ah oo si dhab ah uga hadlaya Soomaaliya halka ay maanta marayso iyo marxaladaha ay soo martay.

Wuxuu kaloo Wadanigaas runta ka sheegayaa in Soomaaliya iyo dadka Somalida ahba maanta aan wax laga weydiin karin sharciyada Jinsiyada iyo wixii laga yeeli lahaa Soomaaliya waayo ayuu yidhi waxaa dano gaar ah ku wata dowladaha dariska la ah soomaaliya siiba Itoobiya oo aan marnaba doonaynin inay Soomaaliya mar kale cagaheeda si xor ah ugu istaagto,Soomaali dhab ah hadaad tahay hadalka wiilku wuu ku damqi doonaa waxna ku dariinsiin doonaa.

                             HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay