Waxaan todobaadkan idiin haynaa hees macno & murti badan xambaarsan oo si wada jir ah ugu luuqaynayaan Kooxda Xidigaha ee OYSU-MN. Heestan oo si dhab ah uga turjumaysiga heerka ay gaadhsiinsan tahay himilada shacabka Somalida Ogadenya ayaad kaheli doontaan haduu ilaahay yiraahdo ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay