Daawadayaal waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa barnaamij aad u xiiso badan oo ay idiin soo diyaarisay Idaacada kaliya ee ku hadasha codka Shacabka Ogadenya ee Radio Xoriyo.

Barnaamijkan oo ku qotoma salaamaha iyo tahniyadaha ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa ayaa waxaa hawada iska salaamaya ciidamada qalabka sida, iyo shacabka Ogadenya.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay