Waxaa wadanka South Africa ka bilowday koobka ciyaarta kubada cagta oo ay ku tartamayaan xulal ay ka mid tahay Ogadenya,dhalinta OYSU ee wadankaasi Koonfur Afrika ku sugan oo tartankaas ku matalaya Ogadenya ayaa ciyaar wanaag aad u cajiiba soo bandhigay waxayna maanta fooda is dareen xulka dalka Kenya oo ay kaga badiyeen 4-1,waxayna wareega xiga is haleeli doonaan xulka wadanka Cameroon.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay