Dowladda Mareykanka ayaa magacowday wakiilkeeda fulinta hawl-gallada siyaasadeed ee Soomaaliya.
Xilka oo 8-dii bishii tagtay loo magacaabay Mr. David H Kaeuper ayaa si rasmi ah loo shaaciyay dhawaan.
Mas’uulka la magacaabay ayaa Soomaaliya kala shaqayn doona hawl-gallada siyaasdeed ee Maraykanku ka fulinayo Soomaaliya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay