Wadaniyadu ma’aha wax qof kasta uu iska sheegan karo. Waa loo dhashaa waana loo dhintaa. Bulshada Somaliyed ee ku dhaqan Geeska Africa guud ahaan gaar ahaan Somalida Ogadenya waxay ka simanyihiin Xabashi Nacaybka, waxaana kuwayn sharafta ay leedahay wadaniyadu. Hadaba waxaad hoos ka daawataan waraysi aad u qiiro badan oo lala yeeshay Naftiihure Cabdulahi A Dhoore oo kamid ahaan geesiyaashii Somaliyeed ee cashirada lama ilaawaanka ah udhigay xabashiidii wadanka Ogadenya duulaanka kutimid.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay