Meelo badan oo caalamka kamid ah iyo gudaha Itoobiya ba waxaa si aad ah looga soo horejeedaa siyaasada iyo kalitalisnimada xisbiga sida tooska ah u xukuma Itoobiya ee TPLF.

Falaashaha Israaiil oo asalkoodu kasoo jeedeen dalka Itoobiya ayaa ku banaan baxay magaalada Jerusalaam ee shalato waxayna ka cabanayeen digtatornimada iyo qasab ku xukunka shucuubta Itoobiya ee uu ku hayo xisbiga TPLF.

                    HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay