Shabakadaha Wararka ee Somaliya ayaa badankood cambaareeyeen xadhiga Agaasimihii TV-ga Universal ee Bariga Afrika C/laahi Xirsi Kulmiye iyo weliba Wariye Cawil Daahir Salaad, kuwaasoo ay xabsiga dhigeen ciidamo ka tirsan kuwa nabadsugidda dowladda Soomaaliya.

Waxaad halkan ka daawataa sababta loo xidhay wariyayaashaa saad u ogaato heerka ay gaadhay Somaliya iyo sida ay Itobiya gacanta ugu dhigtay TV-yada afka Somaliga ku hadla oo arin lid ku ah Itobiya ama dhiirigalinaya wadaniyiinta Somaliya aan laga sii dayn karin. Daawo barnaamijkaa:

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay