Waxaa qarankii Somaliyed qabsaday oo caqabad kunoqday gumaysi farsamaysan oon marnaba karaali ahayn ineey Somaliya dawlad awood leh kadhalato. Inbadan ayaa loo sheegay shacabka Somaliyed cadawtinimada iyo dhibaatada ay Itoobiya kuhayso. Waxaa jira baraarug arintaas kusaabsan oo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliyeed ay ku baraarugeen ineey Itoobiya tahay dhibka ugu wayn ee maanta haysata qarankii Somaliyeed inkastoo wali Siyaasiyiinta iyo Madax goboleedyadu ay leeyihiin Itoobiyaanku waa walaaleheen hadana waxaa sii badanaya naca uu shacabka Somaliyeed Gumaysiga Itoobiya uqqbo.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan sawir aan jeclaysanay inaan lawadaagno akhristeyaasha ONA ee sharafta badan. Sawirkan ayaa muujinaya Gabre oo lafaqaya ama dhagta wax ugu sheegaya labo masuul oo kamid ah masuuliinnta Somaliya. Daawasho wacan.

Gabre

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay