Jaaliyada Ogaden Community Association iyo SAMEC TRUST oo kawada shaqeynaya Barnaamijka Daryeelka Caafimaad ee Dhalinyartu hormuudka u tahay. Barnaamijkan oo Sanadkii 2014 soo bilowday ayaa guulo badan laga gaadhay, waxuuna horseeday in barnaamijku noqda mid sii socda, iyada oo amaan badan loo jeediyay Jaaliyada Ogaden Community oo suurto galisay waxaana wajigiisi labaad bilaaban doona Sanadkan  dhamaadkiisa.
Jaaliyada Ogaden Community ayaa hormuud ka ah Barnaamijkan waxayna kala shaqeynaysaa SAMEC TRUST oo ah urur ka shaqeeya Caafimaadka.
Fadlan taageer barnaamijkan. Faafi fariintan adiga oo ku daabacaya Goobaha Social Mediaha ama la wadaagaya Saxiibadaa.
Waxii faah faahin ah kala xidhiidh Ogaden Community Assosiation
ogadencommunity@yahoo.co.uk
www.ogadencommunity.co.uk
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay