Barnaamijkii Ilays ee dodobaadkan halkan ka daawo

 
 

3 Comments

  1. Muslimah says:

    asc wr wb
    ilaahow raxmaanoow raxiimoow u gargaar walaalheen gumeysiga kufaarta sidaan u galaya ee usoo maraya isla kuwo anaga ah oo magaceena wata qalbiga kufaarta kala jiro jismigana soomalai ka ah amaba mohamed la dhoho.culumo,caamo waa wax ethopia u wada shaqeeyo ilaahoow munaafiqiinta umada islaamka ka dhex saar adigoo weynoo waaxid ahe

  2. asad says:

    Aaniin Aamiin aamiin huuno Allaah umada ha ka qabto kuwa u shaqeeya gaalada cadwga ah ee wayaanaha iyo waxa la socdaba Allaah dadka , diinta iyo dalkaba ha ka qabto aamiin aamiin aamin

  3. asma says:

    Asc wr wb ilahey waxaan kabarya hayaa wakhti dhaw in ogadenia dhibaatada rabi kasaaro oo xoriyad taam ah siiyo amiiin yaa allaah yaa kariim ilaahayoow wiilasha jwxo ee halgamaya guusha sii amiiin yaa rabii guushana kuwa xaqa udiri rayaa leh ee wixii gaalo raaca ayagaa qasaarey wale shaley bayna kudan bayni doonaan dulmi na masoconaayo guushu wey imaan inshaaa alaaaah ee walaalayaal meel walba oo aynu joogno aan sii badino dadaalka iyo samirka maalin maalmaha kamid ah waan arki doonaa inagoo dawlad ah oo calankeenu bibanayo inshaa allaah inahey garabkeena hagalo guuul soo dag dagta ayaan rabi kasugeynaa inshaa alaah ogaada dadaal iyo samir isku duubni iyo ale kacabsi ascwrwb

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay