Siyaasiga weyn ee Soomaaliyed ahna xildhibaan katirsan golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya Prof.Rayaale Xaamud Axmed ayaa booqasho uu ku tagay boqortooyada Ingiriiska wuxuu ku qabtay shir weyn oo looga kala yimid wadanka Ingiriiska oo dhan.

Prof.Rayaale Xaamud ayaa khudbad dheer oo meelo badan taabanaysay ka jeediyey shirkaasi wuxuuna ku nuuxnuuxsaday marxalada ay umada Soomaaliyeed meel kastaba ha joogtee ay maanta marayaan iyo xaalada gaarka ah ee ay kujiraan walaalahooda Somalida Ogadenya.

HALKAN KA DAAWO KHUDBADII IYO SOO DHAWEYNTII 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay