Xulka kubada cagta ee Ogadenya ee ka qayb galaya tartamaha cayaaraha ee ka socda wadanka K/Afrika oo u gudubtay wareegyadii ugu dambeeyey kadib markay shalay 4-0 ku dhufteen xulka Soomaaliya ayaa laga soo dhaweeyey meelo badan oo aduunka kamid ah.

Halkan ka daawo quruxda muuqaalkooda iyo hees aad u macaan oo la socota

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay