Waxaan akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA usoo gudbinaynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa fadliga maalinta Caashuraa. Waxaa fooda nagu soo haysa maalintan oo ah mid aad u qiimo badan.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan Muxaadaradii oo uu noosoo jeedinayo Shekh Cabdiqaadir Akhii, ee dhagaysi wanaagsan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay