Waxaa waxyar kahor qalinka si wadajir ah ugu duugay shan urur oo shirar ugta socdeen magaalada Oslo ee dalka Norway,ururadan ayaa kala ahaa:

Ogaden National Liberation Front (ONLF)

Delegates of Benishangul People’s Liberation Movement (BPLM)

Gambella People’s Liberation Movement (GPLM)

Oromo Liberation Front (OLF)

Sidama National Liberation Front (SNLF)

Ujeedada u weyn ee isbahaysigan cusub loo sameeyey ayaa ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa gumaysiga Itoobiya.

Faahfaahinta heshiiska iyo goaamada kasoo baxay isbahaysigan cusub kala socda ONA

 

IMG_1062IMG_1061IMG_1060IMG_1058IMG_1055IMG_1054IMG_1105IMG_1053IMG_1054IMG_1053IMG_1054 – Kopi

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay