Kooxda Danab ee Bariga Africa ayaa muujiyay bisayl & aqoon dheeri ah ooy u leyihiin suugaan Halgameedka gaar ahaan Dhaantada. Waxaad hoos ka daawataan dhaanto macaan oo Fanaanka Da’da yar ee caanka ah oo kamid ah kooxda Danab uu ku luuqaynayo. Daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay