Waxaa magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway  isbahaysi ku wada galay shan urur oo kamid ah ururada ugu awooda iyo ciidanka badan ee hubaysan kana soo horjeeda taliska wayaanaha,ururadan oo ay kamid tahay ONLF ayaa qalinka ku duugay heshiiskaas maalintii Jimcaha ahayd ee 23 October 2015.

           HALKAN KA DAAWO

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay