Ciyaar aad u xiisa badan oo wadanka Koonfur Africa ku dhexmartay Xulka Ciyaartooyda Somalida Ogadenya iyo wadanka Koonfur Africaya ayeey Ogadenya 4 gool kaga badisay ciyaartooyda Koonfur Africa.

Ciyaartan oo ahayd mid aad uxiisa badan ayeey xulka Ogadenya ciyaar wanaag ku soo bandhigee. Xulka Ogadenya ayaa usoo baxay Final ka horyaalkan iyagoo la ciyaari doona xulka Tanzania haduu ilaahay yiraahdo.

Faah faahinta ciyaartan iyo waliba muuqaalo aad uxiisa badan waxaad kaga bogan doontaan wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

ONA

oysu1

oysu

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay