shirShir kasta oo ay yeelanayaan Madaxda Maamulada dalka ka jira waxaa goob joog ka ah shisheeyaha Soomaaliya ku soo duulay saraakiishiisa.

labada nin ee shirarkaas ugu badan waa janaraal Gabre iyo nicholas key oo ka dhigan madaxweynaha iyo ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.

imageHadaba Siyaasiga Cabdulaahi Cali Hiirad ayaa falanqeeyay waxa arintaas sababta u ah iyo arimaha kale.

Dhagayso Waraysiga Cabdulaahi Cali Hiirad. (207)

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay