Dhamaan shacbiga Somalida Ogadeniya waxaa farxad iyo horumar u ah inuu soo gabagaboobay qorshihii aan ugu wada jirnay helitaanka Tv aan umada Soomaaliyeed siiba shacabka Ogadenya ku gaadhsiino wararkeena iyo barnaamijyada halganka,kagana hortagno dacaayadaha iyo beenta gumaysiga Itoobiya iyo kalkaaliyayaashiisa.

Ilays Tv Satelitte wuxuu hawada si toos ah usoo gali doonaa haduu eebe idmo 02-11-2015 Fiidnimada Isniinta ee ay Talaado soo galayso saacada bariga Afrika markay tahay 07:00 Fiidnimo,wuxuuna si toos ah uga soo gali doonaa CHANNEL KA OMN .

Maalmaha

Sabti          07:00 PM

Isniin         07:00 PM

Arabco      07:00 PM

HALKAN KA DAAWO QAABKA LOO DAAWAN KARO

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay