Waxaa maalintii shalay ahayd (27/10/2015) kulankoodii caadiga ahaa iskugu yimid Xubnaha Xarunta Jaaliyadda Somaalida Ogaadeenya ee Konfur Africa . Shirku wuxuu ahaa shirkii billaha ahaa ay qabato bilkasta  Jaaliyaada Ogaadeenya  .
Shirkan waxaa kasoo qaybgalay xubno badan oo iskaga kala yimid meelo kala duwan oo wadanka kamid ah. Goobta waxaa wacdi diini ah iyo warbxino kala duwan kasoo jeediyay Maamulka Jaaliyadda .
Waxaa shirka lagaga hadlay xalaada cakiran ee Gumaysitada Ethiopia kajirta iyo horumarka uu halganka Somalida Ogaadenya gaadhay mudadii uu jiray. Waxaa kaloo xubnaha lagu dhiirigaliyay ineey dadaalkoodoo si laban laaban.

Gabagabadii shirka waxaa  hadal gudnaanad ah oo aad u qiimo badan kasoo jeediyay qaar kamid ah xubnaha jaaliyadda kuwaasoo muujiyay sida ay uga go’an tahay tageerida ay halganka Ogadenya ee xuquuqda shacabka dulman lagu baadi goobayo u hayaan.

 

ONA/ South Africa

 

IMG_5727

IMG_5726

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay