Mudane Axmed Yaasiin Sheekh oo kamid ah golaha Dhexe ee ONLF ahna gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada iyo daryeelka Dadweynaha ayaa waraysi siiyey Ilays Tv,wuxuuna mudane Axmed Yaasiin waraysiga ku qeexayaa waxyaabo badan oo ay kamid tahay siyaasada ururka ONLF ee ku aadan isbahaysiyada.

                        HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay