Ilays Tv oo markii hore laga daawan jiray aalada internetka ayaa hada iyo wixii ka dambeeya isu badalaya mid caalami ah oo laga daawan doono satellite ka:NILESAT 101,wuxuuna kasoo galaya Channel ka OROMIA MEDIA NETWORK Sida ku cad Information ka hoose oo aad ka heli doontaan halka iyo qaabka loo dhagaysan karo Ilays Tv Satellite.

Barnaamijka ugu horeeya ee Ilays Tv satellite oo socon doona mudo 1 saac ah ayaa bixi doona galabta saacada afrikada bari marka ay tahay 07:00 fiidnimo haduu eebe idmo ee la socod wanaagsan.

Sawirkan hoose ka dhugo qaabka iyo meesha laga daawan karo Ilays TV

omn

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay