Jaaliyadaha Ogadeniya ee wadamada Yurub oo mudaaharad ku qabtay xarunta barlamaanka yurub ee magaaladda Brussel. Jaaliyaduhu waxay dalbadeen in Ethiopia laga joojiyo macaawanada la siiyo ee lagu cadaadiyo gobalada Somalida Ogadeniya Muuqaalkan waxaa idiin soo diyaariyey Wakaaladda Fanka iyo Filimada Ogadeniya (WFF)

Ogaden Communities in Europe demonstrated at the EU parlament in Brussel.They Demand end of EU funding to Ethiopia Regime, that is used to suppress Ogaden people in Ogaden Region. The is brought to you by WFF Ogadenia.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay