Waxaa magaalada Washington ee cariga Maraykanka ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo taliska ururka EPRDF gaar ahaan ururka ANDM oo u dabaaldagayay 35 sano guradii kasoo wareegtay asaaskii ururka.

Waxay dadka mudaharaadayay ku dhawaaqayeen hal ku dhagyo ay ka mid ahayeen. ANDM oo ah ururka Axmaarada ee ku jira isbahaysiga ururka EPRDF ma ma talo qoomiyada Axmaarada!!! Woyanahu ha dhaco!!

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay