Qoraaga Soomaaliyeed ee Maxamed Axmed Cabdi oo waraysi siiyey barnaamijka Socdaalka Radio Xoriyo ayaa kaga waramay xadhig loo gaystay isagoo laga qabtay magaalada Hargaysa laguna xidhay Jeel Ogaadeen,qoraaga ayaa ka warbixinaya intuu xidhnaa xaalkiisu siduu ahaa isaga iyo maxaabiistii kale ee ay jeelka ku wada xidhnaayeen wuxuna si adag ugu tufayaa gumaysiga Itoobiya oo u sheegay inay adag tahay in la helo siyaasi ama qoraa soomaali ah oo ugu dhiran kara inuu Itoobiya wax ka sheego siduu isagu uga sheegayo.

            HALKAN KA DAAWO Q1AAD

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay