Xidigaha Kooxda Danab ee Bariga Africa ayaa kamid ah kooxaha Suugaan Halgameedka Somalida Ogadenya kuwa ugu caansan sanidihii lasoo dhafay. Hadaba waxaad hoos ka daawataan oon maanta idiin haynaa dhaanto aad u qiimo badan ooy daadihinayaan Cabdifatax Jarmal & Ayaan Nogob. Daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay