Jaaliyada ogaadeeniya ee dalka k/afrika faraceeda Port Elizabeth ayaa isugu yimid shirkoodii bilaha ahaa waxaana khadka telefoonka kaga qayb galay mudane cadaani hirmooge oo kasoo jeediyay warbixin waafi ah wxuuna hawldaneeka uga waramay xaaldaa halgan ee dalkii iyo dibadaba
intaas kadib waxaa shirka ka hadlay mudane Sh Xamdi daahir iyo Goomiye Bashiir sidoo kale xubana ayaa si wada jir ah u qaatay in ay meel marinayaan qorshah faraca ee la isla gaadhay oo ku salaysan hormarinta halaganka iyo taageero buuxda oo lala garab istaago halganka
isku soo duuduub oo shirkaas ayaa kusoo dhamaaday guul lagu naaloodo

image image  image image image

m xaraare PE  ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay